Subxaanallah Masaajidkii ilaahay oo ay ku dagaalameen Soomaalida police ka oo kala dhex taaagan

Waxaa la yaab leh iyadoo lagu jiro cudurka Coronvirus ee dilaaga ah ee halaleeyay caalamka aan ku noolnahay iyadoo goobtu tahay masaajid ilaahay oo ay wada dhisteen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan dalka Norway gaar ahaan caasimada magaalada Oslo Shalay waxaa ka dhacay ceeb tii ugu xumayd oo haween & caruur loo adeegsaday police ka norway kaas oo isticmaalay in uu kala eryo dhinacyadii ku dagaamayay oo sida ka muuqata dhaqaale doon ah oo aan diin doon ahay, Labada kooxood ayaa laba gudi kala samaystay san
Back to Top