Aqoon Baa Cirjiidh Iyo Loogu Baadhay Ciido Colaad Kaa Dulqaade“ Abwaan Jiheeye
Aqoon Baa Cirjiidh Iyo Loogu Baadhay Ciido Colaad Kaa Dulqaade“ Abwaan Jiheeye
Abwaan ismaaciil yuusuf cabdi (Jiheeye)
Waa Abwaan 23 sano Suugaanyahan ahaa,
Sidoo kale 18-sanana Macalin Suugaaneed
Ka ahaa Dugsiyada iyo Jaamacadaha Dalka,
13 sanana ahaa Qoraa. Waxaan dhashay 1982,
Waxaan ka mid ahaa Ardey fasalka koowaad
Ka bilawdey, kolkii Dawlada Soomaaliland lagu
Dhawaaqay, sagaal sano kana Gaadhey ilaa heer
Jaamacadeed, kolkuu iskuulka sagaal sano
Dhiganaayey ayuu si dhaba isku hubsadey in uu
Abwaan yahay, Sagaal sano kolkuu suugaanta
Ku jireyna wuxuu noqdey, Soo saarey buugiisii
Koowaad ee (SAMA-DOON) waxa uu Heeso u
Dhiibay Fanaaniin aan ka yarayn 100 fanaan Oo
Caan ah, Wuxuu leeyahay Suugaan Diiniya,
Wadaniya, Siyaasiya, Duco ah, Baroordiiq ah,
Waano ah, Jacayl ah, sidoo kalana aan Ka
Madhneyn, dhinaca Maada iyo maaweeladda.
Abwaan Ismaaciil Jiheeye, waa Macalin aad ugu
Xeeldheer Aqoonta Afka iyo Hidaha iyo Dhaqanka
Iyo Dhulka iyo Umadda Ku Abwaan
Ka caana oo laga yaqaano dhamaan Dhulka Mandaqadda
Geeska Afrika, gaar ahaan inta ay Soomaalidu dagto.
Kala xidhiidh:-
📞 ( 252 634163145 Whatsapp ✅ 252 654163145)
Dubai 971568176059
#ismaaciiljiheeye #abwaanjiheeye